Site icon Qaamuus

jawaabta

dhamaajee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-jeeyay, -jeysay)

Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamaajee

dhamaajeyn [m.f.dh]
eeg dhamaajee. ld dhammaajeyn, dhamoojeyn, dhamoo- qeyn.

dhammaajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
ld dhamaajee.

dhamoojee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
ld dhamaajee.

dhamooqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
ld dhamaajee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version