dhamaajo
(m.dh)Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamaajo ↴
dhamaajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.
dhammaajo [m.dh]
ld dhamaajo.
dhamoog [m.l]
ld dhamaajo.
dhamoojo [m.dh]
ld dhamaajo.
dhamooq [m.l]
ld dhamaajo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg