Site icon Qaamuus

jawaabta

dhamal
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-llo, m.dh)

Jirrid weyn, qallalan oo la shito.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhamal

damal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Qurac weyn oo har badan. 2. Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal. 3. Caws dumaa ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version