dhammee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)1. Wax ebyid. 2. Cunto, cabbitaan iwm laasad. 3. Wax xasuuqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhammee ↴
aqool [m.l] (-llo, m.dh)
1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo. 2. Sida cuntada loo qaybiyo.
aqool [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(f.g) Wax dad badan ka dhexeeya maamulid. 3. (f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyay guri u soo noqosho.
caanalahar [m.dh]
Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.
dafcad [m.dh] (-do, m.l)
Koox dad oo hawl wada billaabay ama wada dhammeeyey.
dhammayn [m.f.dh]
eeg dhammee. ld dhammays.
dudis [m.dh]
Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.
gibil [m.dh] (-llo, m.dh)
Saan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lamm.
gubad [m.l]
1. ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey. 2. Dab. 3. ld gubasho.
jusbax [m.l]
Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.