dhammow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maaday, -maatay)1. Wax tiradoodu dhantahay noqosho. 2. Wax aan wax ka harin noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhammow ↴
dhammaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhammow. ld dhammaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg