Site icon Qaamuus

jawaabta

dhaqmaad
(m.l)

1. Dhaqmidda; asluub; nolol. 2. Wax la isticmaalay, wax aan cusub ahayn.

dhaqmaad
(m.dh)

Dhaddig dad ama xoolo oo aan weli dhalmaddeyn. ld dhaqmaati.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqmaad

dhaqmaati [m.l]
ld dhaqmaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version