Site icon Qaamuus

jawaabta

dharaarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Subax meel in muddo ah ku daahid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaarso

dharaarsasho [m.f.dh]
eeg dharaarso. ld dharaarsad, dharaarsi.

dharaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version