Site icon Qaamuus

jawaabta

dhilliso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Mindi, masaar, toorray iwm daab ka baxsasho. ld dhiliqso, dhilqiso, dhilqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhilliso

dhiliqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dhilliso.

dhillisasho [m.f.dh]
eeg dhilliso. ld dhiliqsad, dhiliqsasho, dhiliqsi, dhilqad, dhilqas

dhilqiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dhilliso.

dhilqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
ld dhilliso.

dhilli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Mindi, masaar, toorray, iwm daab ka saarid. ld dhilqi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version