dhoon
(m.dh) (-oomo, m.l)1. Haan biyood weyn. 2. Xabag weyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoon ↴
haandhurwaa [m.dh]
1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo quraanyada geeedaha dushooda ka samaysata. dhoondhurwaa, adaahi, haandawaco
dhoondhurwaa [m.dh] (-aayo, m.dh)
Adaahi.
dhoonhoraad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Haan biyood weyn oo fanhoraadka awrka la saaro.
furuqdhoon [m.l]
Godad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.
horaad [m.dh] (-yo, m.l)
Haan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld kalsaar.
iskudhoon [m.l] (-nno/-oommo, m.dh)
1. Geed iyo duddumo isku baxay. 2. Wax xubno kala jaad ah ka samaysan.
weydhoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay)
Dad badan meel isugu soo ururid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg