dhoqol
(m.l) (-llo, m.dh)Haruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.
dhoqol
(m.dh) (-lo, m.l)Dhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoqol ↴
buqul [m.l] (-llo, m.dh)
Haruub yar oo dhallaanka caanaha lagu siiyo; dhoqol.
buqul [m.dh]
Dhiil yar oo caanaha loogu shubo dhallaanka; dhoqol.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg