dhowaan
(m.dh)1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2. (fk) ld dhawaan. Mar dhow; hadhow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhowaan ↴
ollog [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Daymo, fiiro. 2. Dhowaan. 3. Deris.
agtag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay; -tegi)
Wax meel jooga u dhowaansho.
bajis [m.l]
1. Jid cusub oo dhowaan dhalad ah. 2. ld bajin².
caradhowaan [m.f.dh]
eeg caradhow. ld caradhowaansho.
caradhowaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caradhowaan.
curdan [m.l]
1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
dabradduul [m.l]
Duullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameeyo.
dhawaan [m.dh]
ld dhowaan (2).
dhawaandhalad [m.l]
ld dhowaandhalad.
dhawaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhowaan (1).