dhuguc
(m.l)1. Miro aad u bislaaday; dhuubaan. 2. ld dhugucid.
dhuguc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gcay, -gucday; -gci)Miro aad u bislaasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuguc ↴
dhugcid [m.f.dh]
eeg dhuguc². ld dhuguc¹ (2).
mashmash [m.l]
1. Miro aad u bislaaday; dhuguc. 2. Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan. 3. ld mashmashid.
dhug [m.dh]
1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg