Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuguf
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Qof gaaban oo murqo kuuskuusan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuguf

dhugufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhuguf ah ahaansho.

dhugufsanaan [m.f.dh]
eeg dhugufsan. ld dhugufsanaansho.

dhugufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhugufsanaan.

dhug [m.dh]
1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version