dhuluulucid
(m.f.dh)eeg dhuluuluc². ld dhuluuluxid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuluulucid ↴
dhuluuluxid [m.dh]
ld dhuluulucid.
dhuluuluc [m.l]
Finan yaryar, aan xanuun lahayn oo riyaha dushooda ka soo baxa marka roob badani ku da'o. ld dhuluulux¹.
dhuluuluc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Dhuluuluc yeelasho (riyo). ld dhuluulux².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg