dhumin
(m.f.dh)eeg dhumi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhumin ↴
dhaxalwareeji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid wax ay dhaxal u lahayd ka dhumin.
dhudhumin [m.f.dh]
eeg dhudhumi. ld dhudhumis.
muunajebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof sharaf iyo qiimo uu lahaa ka dhumin.
xiisadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Ka x.: wax rabiddooda dhumin; xiiso wax loo qa-bay lumin.
xoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax tuurid. 2. Wax dhumin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg