Site icon Qaamuus

jawaabta

dhunji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhunji

dhunjin [m.f.dh]
eeg dhunji. ld dhunjis, dhunxin, dhunxis.

dhunjis [m.l]
ld dhunjin.

dhunxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhunji.

dhunxin [m.dh]
ld dhunjin.

dhunxis [m.l]
ld dhunjis.

dhun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
Wax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version