Site icon Qaamuus

jawaabta

dhunkasho
(m.dh)

1. eeg dhunko. 2. Shummis. ld dhunkad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhunkasho

dhunkad [m.l]
ld dhunkasho.

mac [m.dh]
1. Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay. 2. Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab. 3. Dhunkasho (caruureed).

shummee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid dhunkasho. ld shummi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version