dhunkuluulux
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Dh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.
dhunkuluulux
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)Cunto aad loo kariyey muudmuudid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhunkuluulux ↴
dhunkuluuluxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cunto dhunkuluulux ka dhigid.
dhunkuluuluxid [m.f.dh]
eeg dhunkuluulux².
dhunkuluuluxin [m.f.dh]
eeg dhunkuluuluxi. ld dhunkuluuluxis.
dhunkuluuluxis [m.l]
ld dhunkuluuluxin.
dhunkuluuluxsad [m.l]
ld dhunkuluuluxsasho.
dhunkuluuluxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la dhunkuluuluxiyay ahaansho (cunto).
dhunkuluuluxsanaan [m.f.dh]
eeg dhunkuluuluxsan. ld dhunkuluuluxsanaansho.
dhunkuluuluxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhun- kuluuluxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg