Site icon Qaamuus

jawaabta

dhunkuluuluxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cunto dhunkuluulux ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhunkuluuluxso

dhunkuluulux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Dh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.

dhunkuluulux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Cunto aad loo kariyey muudmuudid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version