dhurbe
(m.l)Jaadadka cawska mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhurbe ↴
dhur [m.l]
1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.
dhur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg