dhursug
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Ka dh.: faa'iido dambe ama aayatiin wanaagsan ka dhowrid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhursug ↴
baxnaani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax sida ay ku dambeynayaan ka dhursugid. 2. Ilaalin (qof bukan, xoolo, xaalad iwm).
baxnaano [m.dh]
Ka dhursugidda wax sida ay ku dambeeyaan. ld baxnaanin.
dhursugid [m.f.dh]
eeg dhursug.
fuqdo [m.dh]
1. Geed yar oo aan lahayn xididdo hoos jira oo ciidda iska dul saaran. 2. Wax aan sal adag lahayn oo sahal loo siibi karo. 3. Sabirdarrada uu leeyahay qof aan ka dhursugi karin duruufaha adag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg