Site icon Qaamuus

jawaabta

dhurwaayo
(m.dh)

Maro midabkeedu isugu jiro madow iyo caddaan oo aalaa danyartu qaadato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhurwaayo

dhurwaa [m.l] (-aayo, m.dh)
Dugaag yeyda wax xoogaa ka weyn, xoolaha laaya, ilko adag oo lafaha burburiya leh oo labada lugood ee dambe u gaaban.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version