dhuubni
(m.dh)ld dhuubnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuubni ↴
dhuubnaan [m.f.dh]
eeg dhuuban. ld dhuubnaansho, dhuubni.
dhuub [m.l] (-bab, m.l)
1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo isku xiran. 3. Sacab muggiis oo badar, sonkor iwm ah. 4. Mid ka mid ah ubaxa docihiisa.
dhuub [m.dh]
Dhenged.
dhuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax baaxaddiisa yaryar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg