dhuudhuumasho
(m.dh)ld dhuundhuu- masho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuudhuumasho ↴
dhuudhuumashow [m.l]
ld dhuundhuu- mashow.
dhuundhuumasho [m.f.dh]
eeg dhuundhuumo. ld dhuudhuumasho.
dhuundhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg