dhuudhuumashow
(m.l)ld dhuundhuu- mashow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuudhuumashow ↴
dhuundhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg