dhuugis
(m.dh)ld dhuugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuugis ↴
dhuugid [m.f.dh]
eeg dhuug². ld dhuugis, dhuuqid, dhuuqis.
dhuug [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Cayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.
dhuug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Biyo iwm afka ama qalab kale, ku soo jiidid. 2. Sigaar cabid. ld dhuuq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg