dhuujis
(m.l)ld dhuujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuujis ↴
dhuujin [m.f.dh]
eeg dhuuji. ld dhuujis.
higaago [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Weel higaag ku dhuujisasho.
hilo [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
3 (-ishay, -ilatay) 1. (f.g) Weel afkiisa xarig ku dhuujisasho si aan wax uga daadan. 2. (f.mg) Ku h.: gaadiid xamuul culus saarasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg