dhuuki
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Si tartiib ah oo gaadmo ku jirto u socosho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuki ↴
dhuukin [m.f.dh]
eeg dhuuki. ld dhuukis.
dhuukis [m.l]
ld dhuukin.
dhuu [m.l] (-uuyo, m.dh)
Harag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dhugi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg