Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuumaalayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Dhuu mashow cayaarid (qof). 2. Gag- gabbasho; dhuundhuumasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuumaalayso

dhuumaalaysasho [m.f.dh]
eeg dhuumaalayso. ld dhuumaalaysad, dhuumaalaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version