Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuumashow
(m.l)

Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuumaashow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuumashow

dhakasho [m.dh]
1. Dhuumashow. 2. ld dhakad. eeg dhako.

dhuudhuumashow [m.l]
ld dhuundhuu- mashow.

dhuumaashow [m.l]
ld dhuumashow.

dhuundhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version