Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuundhuumashow
(m.l)

Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuundhuumashow

dhuundhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
1. Dhuundhuumashow ciyaarid (carruur). 2. Isqarqarin; gaggabbasho. ld dhuudhuudhuumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version