Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuunirraac
(m.l) (-cyo, m.dh)

Qof hadba meeshii uu moodaayo in dani ugu jirto isxijiya ee aan ceebta anshaxa iyo dhaqan-wanaagga midna eegin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuunirraac

dhuunirraacnimo [m.dh]
Dhuunirraac ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version