Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuuqid
(m.dh)

ld dhuugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuqid

cab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay/-bbay, -btay; -bbi)
1. Hoore si isdabajoog ah u liqid. 2. Sigaar dhuuqid.

dhuugid [m.f.dh]
eeg dhuug². ld dhuugis, dhuuqid, dhuuqis.

gurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dheri dab saaran, dhul iwm dareere dhuuqid.

nuug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Caano naas ka jaqid. 2. Biyo, naafto iwm tuubbo ku dhuuqid iyada oo la adeegsanayo bishimaha iyo carrabka. 3. Hoore isbuunyo, cudbi iwm ku soo qaadid.

sacabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku maalid.

dhuuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
ld dhuug².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version