Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuus
(m.dh)

Neef kolkol sanqari weheliso oo qurmuun oo nafleyda qaarkeed xaggeeda dambe ka timaadda. ld dhuuso.

dhuus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Dhuuso sii deyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuus

dhuusaquraar [m.l]
Qof da'yar, fudud oo faduul badan.

dhuusid [m.f.dh]
eeg dhuus².

dhuuso [m.dh]
ld dhuus¹.

gadhuus [m.dh]
Kaalinta kan biyaha daraya ka xigta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version