Site icon Qaamuus

jawaabta

dhuxdhuxle
(m.l) (-layaal, m.dh)

Qof warsheegid badan oo dadka isku dira. ld dhuhdhuhle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuxdhuxle

dhudhuhlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dhuxdhuxlee.

dhuhdhuhle [m.l]
ld dhuxdhuxle.

dhuhdhuhlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
ld dhuxdhuxlee.

dhuxdhuxlayn [m.f.dh]
eeg dhuxdhuxlee. ld dhudhuhlayn.

dhuxdhuxlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Dirdira sameyn. ld dhudhuhlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version