Site icon Qaamuus

jawaabta

dibadbax
(m.l) (-byo, m.dh)

Bambax.

dibadbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Dad wax ayidaaya ama wax diidaaya ama u dabbaal degaaya, soo bannaanbixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibadbax

dibadbixid [m.f.dh]
eeg dibadbax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version