dibbasho
(m.f.dh)eeg dibbo. ld dibbad, dubbad¹, dubbasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibbasho ↴
dibbad [m.l]
1. Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanu dayaxu soo bixin. 2. Rugta dayuxu fariisto labada habeen ee ugu dambeeya bil-dayaxeed. 3. ld dibbasho. ld dubbad¹.
dubbasho [m.dh]
ld dibbasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg