dibbir
(m.l)1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.
dibbir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (calool). 2. Cid aad u dhargid. 3. Qof cayil.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibbir ↴
ciildibbir [m.l]
Ciilbadan.
ciildibbir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ciil badan dareemid.
ciildibbirid [m.f.dh]
eeg ciildibbir².
dibbiraysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-snaa, -snayd)
ld dibbirsan.
dibbiraysnaan [m.dh]
ld dibbirsanaan.
dibbiraysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dibbiraysnaan.
dibbiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dibbirsan ka dhigid. 2. Is d.: si islaweyni leh u muuqasho.
dibbirid [m.f.dh]
eeg dibbir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg