dibbirsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Wax dibbiray noqosho.
dibbirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax dibbiray ahaansho. ld dibbiraysan, dibbiryaysan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibbirsan ↴
dibbiraysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-snaa, -snayd)
ld dibbirsan.
dibbiraysnaan [m.dh]
ld dibbirsanaan.
dibbiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dibbirsan ka dhigid. 2. Is d.: si islaweyni leh u muuqasho.
dibbirsamid [m.f.dh]
eeg dibbirsan¹.
dibbirsanaan [m.f.dh]
eeg dibbirsan. ld dibbiraysnaan, dibbiraysnaansho, dib- birsanaansho.
dibbirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dibbirsanaan.
dibbiryaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld dibbirsan.
dibbiryaysnaan [m.dh]
ld dibbirsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg