Site icon Qaamuus

jawaabta

dibjir
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Qof sabool ah oo aan hoy uu u hoydo lahayn. 2. Kuray geela ilaaliya.

dibjir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Habeen dhan qadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibjir

dibjirid [m.f.dh]
eeg dibjir².

dibjirnimo [m.dh]
Dibjir ahaansho.

dibjiryo [m.dh]
Qatooyada habeen dhan la qado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version