dibkannaax
(m.l)ld dabakannaax.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibkannaax ↴
dabakannaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.
dabakannaaxid [m.dh]
Hanti helidda qof saboolnimo ku koray. ld dibkannaaxid.
dibkannaaxid [m.dh]
ld dabakannaaxid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg