Site icon Qaamuus

jawaabta

diblomaasi
(m.l) (-iyiin, m.dh)

Hawlwadeen siyaasi ah oo ugu qaybsan dalkiisa xiriir dalal shisheeye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diblomaasi

diblomaasiyad [m.dh]
(siyaa.) Xirribta iyo siyaasad wanaagga lagu maamulo xiriirka ka dhexeeya dawladaha.

qunsul [m.l] (-llo, m.dh)
Qof diblomaasi ah oo dalka uu joogo dalkiisa wakiil uga ah bulshadiisa kana hooseeya safiirka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version