dibqallooc
(m.l) (-cyo, m.dh)Bahal yar oo caarada la bah ah oo ku nool dalalka kulaylaha ah. Wuxuu leeyahay lix lugood iyo labaciddiyood oo sida birqaabka wax u qabta iyo dabodheer oo xubno leh oo kor u qaroofan oo ku dhamaata caarad daloosha oo wax mudda oo uu waabaayada ka dhiijiyo; qaniinyadiisu waa xanuun badantahay, kolkolna waa loo dhintaa. ld dabaqallooc.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibqallooc ↴
aleelaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nooc dibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oo dabada midabbo kala duwan ku leh, waabaayo halis ahna leh.
dabaqallooc [m.l]
ld dibqallooc.
dhargal [m.l] (-llo, m.dh)
Nooc dibqallooca ka mid ah oo jurmi yar.
hangaralle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Harraan, dibqallooc, hanraar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg