Site icon Qaamuus

jawaabta

dibusocod
(m.l) (-dyo, m.dh)

Qof ka soo horjeeda isbeddelka iyo ilbaxnimada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibusocod

dibusocodnimo [m.dh]
Dibusocod ahaansho (qof).

rajci [m.l] (-iyiin, m.dh)
Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.

rajciyad [m.dh]
Fikrad dibusocodnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version