didsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax dhiillaysan ahaansho (xoolo, ugaar iwm). ld dudsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh didsan ↴
dhididsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhididay ahaansho.
dhididsanaan [m.f.dh]
eeg dhididsan. ld dhididsanaansho.
dhididsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhididsanaan.
didsanaan [m.f.dh]
eeg didsan. ld didsanaansho, dudsanaan, dudsanaansho.
didsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld didsanaan.
dudsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld didsan.
dudsanaan [m.f.dh]
ld didsanaan.
fiigtaal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. F. ah: neef tood ama fiige ah oo ay adagtahay in la maalo. 2. F. ah: neef didsan oo aan la qaban karin. ld fiigaal.
weji didsan [m.l] (-iyo ..., m.l)
(kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar ka badan tan uu leeyahay marka uu degganyahay.