digarrogo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)Xero dhiriqowday ama si kale u xumaatay, xero kale oo u dhow uga guurid; oodrogasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digarrogo ↴
digarrogasho [m.f.dh]
eeg digarrogo. ld digarrogad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg