digdhaw
(m.l)1. ld dhigdhebid. Gawricidda nafley la gawraco. 2. D. ah: nafley sakaraad ah.
digdhaw
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-dhebay,-dhawday;-dhebi)1. (f.g) Nafley rubad goyn. 2. (f.mg.) Wax sakaraad ah noqosho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digdhaw ↴
digdhebid [m.f.dh]
eeg digdhaw². ld digdhaw¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg