digdigle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Qof faan iyo dafdaf badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digdigle ↴
dooddi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Si xoog leh u ordid; digdigleyn.
digdig [m.dh]
Dafdaf iyo faan been ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg