digirin
(m.dh)ld digiiran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digirin ↴
digiiran [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Nooc shimbiraha ka mid ah oo digaagga ka weyn, aan meel fog u duulin, leh midab baraashirix qurxoon, oo hilibkiisa la cuno. ld digirin.
digir [m.dh]
1. Dabar. 2. Midab madow oo ilkuhu yeeshaan.
digir [m.dh]
Nooc dalagga ka mid ah, dhala miro u eg qaabka kellida, leh midabbo iyo jaadad kala geddisan. ld diir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg