Site icon Qaamuus

jawaabta

dihin
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-hnaa, -hnayd)

1. Wax aan weli la lisin ahaansho (xoolo). 2. Wax aan weli sidii la rabay looga faa'iidaysan ahaansho (dhul). ld dahan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dihin

ugub [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb. 2. Naflay dheddig oo aan weli curan.

aftin [m.dh] (-nno, m.dh)
Meesha ay banka iyo aydu iska galaan. 2. Meel dihin oo aan la daaqin.

asaddihin [m.f.dh]
eeg asaddihi.

carcar [m.dh]
Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban.

dahan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-hnaa, -hnayd)
ld dihin.

dihnaan [m.f.dh]
eeg dihin. ld dahnaan, dahnaansho, dihnaansho.

jilqab [m.l]
Dhul dihin oo aan dhirtiisa weli la jarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version